Arday Baratay Caafimaadka Oo Shahaadooyin Lagu gudoonsiiyay Baydhabo.

0
65

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhowaad ardey gaareysa 179 oo wax ka bartey Kobciye international college oo ka mid ah xaruumaha lagu barta cilmiga Cafimadka ee Magalada Baydhabo Dhameysteynta xirfada Caafimaadka ayaa loo qabtey Xaflad lagu abaal Marinaayey, waxaana Ka soo qeyb galey maamulka college baxda waxbarshada ee magalada baydhabo waladiinta ardeyda iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here