Olole Nadaafadeed Oo laga Sameeyey Xaafadaha Degmada Xudur

0
78

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ololahan Nadafadeed ayaa waxaa laga sameeyey Xaafada kamid ah Magaalada Xudur kadib markii dadka halkaasi qashin fara badan soo dhigeen taas oo sababatey in halkaasi noqotey mid qashin qub waxayna halis Caafimaad ku tahay Bulshada ku nool Degmada

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here