Machadka Abii-bakar Al Sadiiq Oo Gaalkacyo Xaflad ugu qabtay Arday wax ka baratay.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Machadka abiibakar al Sidiiq ee barashada sharewcada islaamka iyo barashada luuqada carabiga ayaa Waxaa uu xaflad sagootin ah magaalada gaalkacyo ugu qabtey dufcadii Afaraad ee dhameysey Macakaasi.

Munaasabada ayaaa Waxaa ka soo qeybgalay maamulka macadka , iskuduwayaashada Wasaaradaha Cadaalada iyo deegaanka qaar ka mid ah maamulayaasha macadyada iskuulada ku yaala Gaalkacyo iyo qaar ka mid ah maamulka Gobolka mudug .

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here