Xaruumo Waxbarasho Laga Hirgalinayo Deegaanka Ceel Xaashi Oo La dhagax dhigay.

0
63

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo lagu dhegax dhigaayey xaruuma kala ah waxbarsho Caafimaad Masjid ee degaanka ceel haanshi ee hoos taha degmada cadale ee gobolka shabeelada dhaxe ayaa waxaa goob joog ka ahaa gudoomiyaha gobolka cadale masuuliyinka ka socota wasaradaha maamulka hirshabeel ganacasatada degaanka iyo qeybaha kale ee bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here