Wasaarada Tamarta iyo Biyaha KG Oo wada dadaalo Biyo lagu gaarsiinayo Barakacayaasha Baydhabo

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxay kamid tahay degmooyinka koonfur galbeed soomaaliya magaalada ugu badan ee soo gaaray dadka barkacyaasha ah siyaabooyinka kala duwan ugu soo barakacay degaanadooda sida gobolka Bakool iyo qaar kamid ah degmooyinka gobolka Baay.

Barkacyaasha hadda ku sugan magaalada Baydhabo waxyaabaha ugu badan ee u baahan yihiin waxaa kamid ah in ay helaan biyo nadiif ah oo ku filan iyagoo maalin kasta goobo ka fog fog ay u adaan sidii ay biyo ugu soo dhaansan lahaa halka kuwa qaar ee loogu geeyo kaamamkooda aan ku filneen.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here