Madaxweynaha KG Oo Furey Kal Fadhiga 7aad Golaha Wakiilada KG.

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa furey kala Fadhiga 7-aad Golaha Wakiilada Dowlada Koonfur Galbeed.

Ku-Simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka, Gudoomiye ku Xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka, Xildhibaano ka tirsan BFS, Goliyaasha Dowladda Koonfur Galbeed iyo Marti Sharaf kale ayaa Goobjoog ahaa Munaasabada Furitaanka kala Fadhiga Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here