Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gurigan ka kooban Laba qol Musqul Jiko iyo Barxad weyn ayaa hordhac u ah mashruuca xalka waara oo deegaamayn rasmi ah loogu samaynayo dadka barakacayaasha ah ayna maalgelinayso Hay’adda Al Najaat Al Khayriyah ee dalka Kuwait ayaa waxaa loogu deeqay qoyskan oo ka kooban 9 Caruur oo Agoon ah Hooyadood iyo ayeyadood.
Mashruucan ayaa ku soo beegmaya xilli ay baahi wayn u qabaan dadkii ku soo barakacay abaarihii darnaa ee dalka dhuftay 2021-2022 sidoo kalena ay uga dambaysay daadadkii ka dhashey roobabkii mahiigaanka ahaa ee dalka ka da’ay sannadkii la soo dhaafay ee 2023.
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady