Kalluumeystada Jubbaland Oo Looga digay Dabaylaha ka jira Badda.

0
55

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Kalluumaysiga iyo dhaqaalaha maamulka Jubbaland ayaa sheegtay in lagu gudi jiro xiliyada badda ay ka kacaan dabeelaha isla markaasina loo baahan yahay in taxadir badan ay muujiyaan kalluumeysatada.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo dhaqaalaha maamulka Jubbaland Maxamed Cumar Buunow ayaa kalluumeysatada ugu digay in badda gudaha u galin xiliyada badda ay kacsan tahay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here