Dhalinyaro dhameysatay Xirfadaha Maareynta Oo Bandhig Loogu qabtay Hargeysa

0
68

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Hay’adda maxaliga ah Somaliland Y-EER ayaa waxay soo qaban qaabisay kulan sanadeed ay u qabatay dhalinyaro dhameysay xirfadaha maaraynta iyo hirgelinta nolosha ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Hargeyso ayaa uljeedadiisa aheyd sidii talooyin iyo dhiira-galin loo siin lahaa dhalinyarada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here