Dhismaha Saldhiga Booliska Xaafada Qalax Magaalada Hargeysa Oo la dhagax dhigey

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaafada Qalax ee Magaalada Hargeysa Ayaa yeelan doonta Markii Ugu Horeysey Saldhig Polive oo Bulshada Xaafadaasi ay aad u soodhoweeyeen iyagoo sheegey in ay tani wax weyn ka bedeli doonto Amniga Xaafada .

Dhagaxdhiga waxaa ka hadlay Maayerka Magaalada Hargeysa Cabdikariin Ahmed Mooge isagoo Sheegey in Dadka Xaafada Qalax ay Marar baan ka Codsadeen in Saldhig Xaafadaan Laga hirgaliso ugu danbeyna ay ku guuleysteen.

Workung waliba nig haaye Mahamed Eethyng Wadanig

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here