Dhalinyarada baraneysa Xirfadaha Gacanta Oo Ku soo badanaya Muqdisho

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsiga farsamada gacanta Buruuj magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka soomaaliya ayaa wuxuu u istaagay sidii uu u soo saari lahaa dhalinyarada doonayaan in ay bartaan xirfadaha kala duwan ee gacanta si ay kaalin weyn ugu qataan horumarinta naftooda iyo dalkooda.

Madaama ay waxbarasho ay ku jiraan dhalinyarada ayaa subax kasta waxay dugsiga farsamada gacanta ee Buruuj ay u imadaan si ay wax ugu bartaan iyadoo halkii shaqo ay ka qeyb qataan dhalinyaro badan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here