Ardeyda Jaamacada ZamZam Oo Tartan Ciyaareed uga soo gabagaboobey Jowhar

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cayaartan oo aheyd mid u dhaxeysey kooxooyinka afaraad iyo shanaad ee dufcooyinka Jaamacada Zam Zam faraceeda ee magalada jowhar ayaa ah .

Ciyaartii kama danbeyska aheyd ee ay yeesheyn labada kooxood waxaana ka soo qeyb galey daawasha cayaarta masuuliinta ka tirsan dowlada hirshabeele xirirka kubada akta degmada jowhar iyo qeybaha kala duwan ee degmada.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here