Suuq yari soo wajahdey Ganacsatada Yar Yar Suuqyada Magaalada Baydhabo

0
83

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Xirnaanshaha wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxay sababeen in ganacsatada kala duwan ee magaalada Baydhabo gaar ahaan ganacsatada yar yar ay la kulmaan suuq xumo taasi oo keentay in ganacsiga uu socon waayo madaama ay iska jiraan dhaqaalo yari.

Ganacsatada qaar ayaa sheegaya in magaalada ay ka jirto dhaqaalo yari oo keentay in sanadkaan bilowgiisa ay iska jireen fasaxyo iyo magaalada oo aan soo galin badeecooyinkii kala kicinaayay dhaqaalaha iyadoona ay soo dhowdahay bishii barakeysaneed ee ramadaanka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here