Isbitaalka Nageeye oo Adeegyo Caafimaad ufidiyey Ciidamada Dab-demiska Soomaaliland.

0
55

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) in ka badan labo boqol oo qof oo kamid ah shaqaalaha dab-damiska ee magaalada Haygeysa ayaa waxaa loo sameeyay baaritaano caafimaad oo lacag la’aan ah kaasi oo ku aadan baaritaanada caafimaadka cudurka kansarka kaasi oo si guud ah u sameynaayay isbitaalka Nageeye ee magaalada Haygeyso.

Bahda caafimaadka Isbitaalka Nageeye ayaa waxaa uu waday wacyi-galino ku aadan baaritaanka cudurka kansarka ah kaasi oo ah cudur sanadkiiba dad badan ay u geeriyoodaan madaama shaqaalaha uu kamid yahay dadka ka shaqeeeye dab-damiska waxay lama huraan noqotay in ay qataan tillaalkaasi.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here