Ganacsatada Puntland Oo Loogu baaqey in ay Canshuurta Sanadlaha ah bixiyaan

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa bilowdey Canshuurta gaadiidka oo sida joogtada loo qaadi jirey Sedaxda bilood ee uga horeysa sanadka cusub degaanada maamulka Puntland taasi oo ay tahay mid ku waajibta shacabka.

Taliyaha ciidanka ilaalaha canshuuraha maamulka puntland Gaashaanle Sare Warsame ayaa ka hadlay muhiimada ay bulshada u leedahay Bixinta canshuuraha asigoona fariin u diray dadka aan bixin Canshuurta ku Waajibta.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here