Ardey Baratey Culuumta Shareecada Islaamka Oo Xaflad dhirigelin ah Loogu qabtey Baydhabo

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladaan oo ay aheyd mid ay ku qalin jabinayeen ardey baratey Shareecada islaamka, akhriska iyo qoraalka ayaa lagu qabtey magalada baydhabo kuwaasi oo wax ka soo barey Machadka Barashada Shareecada islaamka , Aqriska Iyo Qoraalka Ee ShaamiL, Waxaana ka soo qeyb galey Bahda waxbarshada, maamulka machadka, waladiin marti sharaf kale, ardey iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here