Xaflad Lagu dhiiri gelinaayey Ardey baratay Qur’aanka Kariimka Oo ka dhacdey Baydhabo

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku Dhowaad 13 Ardeyd oo isuga jir wiilal iyo gabdho wax ka bartey Madarsada umul qur’aan ahna dufcadii 7aad ee ka baxada madarasada ayaa xafladi dhiiragelin ah looga sameeyey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay gaar ahaan xarunta madarasada ee ku taala xaafada isha ee magaalada.

Munaaabada dhiiragelinta aheyd ayaa waxaa ka so qeyb galey culimaa,udiin macalamiin, maamulka madarasada waladiin iyo ardeyda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here