Dowladda Hoose Degmada Baydhabo Oo Bulshada ugu Baaqdey in ay ilaaliyaan Nadaafada.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowlada hoose degmada Baydhabo ayaa waxay waddaa dadaalo ku aadan sidii loogu dadaali lahaa nadaafadda iyo badqadka bulshada ku nool degmada Baydhabo iyadoona olole nadafadeed ay ka wado waddooyinka iyo goobaha biyo mareenada ah si looga horseedo nadaafad darada ka dhalin karta halkaasi.

Agaasimaha guud waaxda caafimaadka iyo Faydhoorka degmada Mudane Abshir Cali Xuseen iyo guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda degmada Baydhabo Mudane Mucaawiye Ibraahim Cali ayaa waxay kormeer ku sameyeen qaar kamid ah waddooyinka magaalada Baydhabo halkaasi oo ay ka socdeen nadaafinta waddooyinkaasi.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here