Golaha Wasiirada KG Oo Ansixiyey Hindisaha xeerka Wax kabedelka iyo Sixida Dastuurka KG.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka todobaadlaha golaha wasiirada KG oo shir guddoomiye madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaaliya Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa lagu qabtay madaxtooyada KMG ah ee magaalada Baydhabo kaasi oo looga hadlay arimo badan oo ay qeyb ka ahayeen sidii loo xoojin lahaa adeegyada arimaga bulshada KGS.

Shirka ayaa wasiiro badan looga dhageystay warbixino ku aadan adeegyada ay u hayaan bulshada waxaana kamid ahaa wasiirka howlaha guud iyo guriyeenta, wasiirka Amniga, iyadoona wasiirada koonfur galbeed ansixiyay hidisa xeerka wax ka bedelka iyo kaabaha Dastuurka KMG ah dowlad goboleedka koonfur galbeed oo ay soo gudbisay wasaaradda arimaha Dastuurka KG.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here