Kulan Looga hadlaayey Horumarinta Cadaalada iyo Amniga Oo Lagu soo gabagabeeyey Kismaayo

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulanka oo diiradda lagu saarayey Baahiyaha cadaaladeed iyo Amni ee degaanada Jubbaland ayaa waxaa ka qaybgalay qaar ka mid golaha wakiilada Jubbaland, xubno ka socday garsoorka ,xeer ilaalinta Jubbaland, guddiyada cadaaladda iyo xuquuqul insaanka Barlamaanka Jubbaland, masuuliyiinta iyo howlwadenada Wasaarada cadaaladda Waxaana kulankaani oo socodey mudo Shan maalmood ah lagu qabtey magalada kismaayo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here