Iskuulaadka Lagu Barto Luuqada Ingiriiska Oo Ku Soo Badanaya Magaalada Baydhabo.

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo Waxaa ku soobadanaya iskuulada Sida gaar ah loo leeyahay ee lagu baranayo Luuqadaha kuwaasi oo sanadihiiu danbeeyey si howli ah ugu soo badanayey magaalada .

Iskullka Hope ayaa ka mid ah iskuulada sadkii hore ku soobiirey kuwa sida gaarka ah loo leeyhaya Ardey iskugu jira wiilal iyo gabdho ayaana wax ka barta.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here