Tartanka Ciyaaraha Isdhaxgalka Dhalinyarada Oo ka socda Xaafada Howl wadaag Magaalada Baydhabo

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaafadda holwadaag ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa si toos ah uga socdaa tartan ciyaareed loogu talagalay kooxaha ka dhisan xaafadda iyadoona koobkaan uu yahay mid loogu talagalay in is dhaxgal bulsho oo nabadeed lagu abuuro taasi oo qeyb weyn ka qaadan karta horumarka xaafadda iyo kooxaha ciyaaraha ka dhisan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here