Dadka Baahiyaha gaarka qaba ku nool Gaalkacyo Oo dalbadey in la Caawiyo

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka baahiyaha gaarka ah qaba waxay lamid yihiin kuwa lixaadkooda dhameystiran yihiin iyadoona weli kuwa baahiyaha gaarka ah qaba loo tixgaliyo adeegyada gaarka ah ay u baahan yihiin sida goobaha awoodin in ay kaligooda tagaan ama sida caadiga ah u mara madaama ay u badan yihiin kuwo gaariyo ku socda iyo ulooyin.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here