Champions: Xulka Kubbadda cagta Galmudug oo markii ugu horresysay ku guuleystay koobka kubbadda cagta maamul goboleedyada iyo G. Banaadir.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay tartanka maamul gobolkeedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.

Ciyaarta Final ka ayaa waxaa ay dhaxmartay doontaa Xulalka Galmudug iyo Hirshabelle waxaana markii ugu horeeysay tartankan ku guuleysatay Galmudug kadib markii ay ku adkaatay Rigoorayaal

Subaxnimadii hore ee maanta ayaa garoonka waxaa ku bilowday qulqulka Jamaahiirta kala taageeraya labada garab ee ciyaaray galabta waxaana garoonka ka baxay Taagaarayaasha Hirshabelle oo qancay kadib markii koobka farta laga saaray Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here