Tababar ku saabsan Hogaaminta Oo Loo Qabtay Ardeyda Elif Magaalada Baydhabo

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababar ayaa socdey Mudo Todobaad ah kuwaas oo Ardeyda kala duwan lagu baraayey Xirfaha Hogaaminta wanaagsan iyo Fikirka Muhiimka ah waxaana Tababarka soo qaban qaabiyey Macahadka Elif Pu College ujeedada Tababar ayaa ah sidii kor loogu qaadi lahaa Fahamka Ardeyda inta ay ku jiraan Maalmaha Fasaxa iskuulada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here