Cudurka Jadeecada Oo ka dilaacay Degmada Baladxaawo Gobalka Gedo

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gobolada dalka soomaaliya waxaa laga soo sheegaya in uu ka dilaacamay cudurka Jadeecada kaasi oo halis ku ah dadka waa weyn iyo caruurta waana cudur sanadkiiba ay u dhintaad dad aad u tira badan.

Gobolka Gedo gaan ahaan degmada Beled-Xaawo iyo degaano kale oo ka tirsan ayaa waxaa warbaahinada waxay ka soo tabinayaan in uu ka jiro cudurkaasi Jadeecada iyadoona isbitaalada qaar ee degmada la dhigay bukaano badan oo u il daran cudurka Jadeecada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here