Kulan looga hadlaayey Horumarinta Nabadda Oo Lagu qabtey Xudur

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)kulankan is-xogwareysiga ah ay wada yeesheen Maamulka iyo Guddoomiyaasha iyo xubnaha guddiyada xaafadaha ee magaalada Xudur ee dhowaan la magacaabey, ujeedka Kulanka ayaa ahaa xoojinta ka shaqeynta Amniga, iyo Horumarinta Xaafadaha ee Magaalada.

Kulanka ayaa waxaa Dah-furey Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuu waxaana ka soo qeyb galay Guddiyada Amniga iyo Arimaha Bulshada Degmada iyo Isku-duwaha samafalka Gobalka Bakool.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here