Kitaabo Qur’aanka kariimka ah Oo Loogu deeqay Ardeyda Dugsiyada Jariiban iyo Garacad.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isxilqaan ay sameeyeen Hooyooyinka Soomaaliyeed oo lagu taageerayo Dugsiyada Qur,aanka iyo Masaajidyada Magaalooyinka Jariiban iyo Garacad ayaa la gaarsiiyay Deeq kala duwan.

Hooyo Sahro oo ku sugan Imaaraadka Carabta ayaa dugsiyada iyo Misaajidada Magaalooyinka Jariiban iyo Garacad u soo dhiibtay in ka badan 600 oo kitaabo iyo Khamiisyo ay ugu talagashay Culimada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here