Qorshaha Hormarinta Arimaha Bulshada Soomaaliland Oo Lagu Dahfurey Hargeysa.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeyso ee maamulka soomaaliland ayaa waxaa laga dah furay qorshaha dib u eegista wasaaradda shaqo-galinta ,arrimaha bulshada iyo qoyska iyo sidoo kale qorshaha cusub wasaaraddu ay ku howlgaleyso sanadkaan cusub.

Munaasabadda dah furka ayaa waxaa ka soo qeyb galay agaasimaha guud ee wasaaradda, agaasime waaxeedyada, hay’adaha kala duwan ee wasaaradda la shaqeeya iyo shaqaalaha wasaaradda.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here