Bandhiga Buugga Hagaha Xaajiga Oo Lagu Qabtay Muqdisho

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda FS, Madaxda Jaamacadaha, Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir, iyo Culimaa’udiin ayaa ka qaybgalay buugga hagaha xaajiga oo Muqdisho lagu soo bandhigay kaasi oo qorey Sheekh Cabduqaadir Macalin Cusmaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here