Deegaanka Sumadaalle Oo Markii ugu horeysay Laga Hirgaliyay Ceel biyood iyo Masaajid.

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Sumadaalle oo Qiyaastii 40km u jira Degmada Cadalle ee Gobolka Shabeeladda Dhaxe ayaa ka jirin Adeegyada Aas-aasiga ee Bulshada sida biyaha oo ay u doonan jireen dadka degan deegaanka masaafo aad u fog balse hada waxaa Xariga laga jaray Ceelbiyood, Masaajid iyo Goobo kale oo muhiim u ah bulushada ku nool deegaankaasi.

Munaasabad Xariga lagaga jarayay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiinta deegaanka, odeyaasha dhaqanka iyo Shacabka deegaanka oo isugu soo baxay xarig jarka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here