Xaflad ay ku qalinjibinayeen Ardey Baratay Caafimaadka Oo Baydhabo Lagu Qabtay.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Macadka waxbarashada caafimaadka BMI ayaa waxaa uu magaalada Baydhabo ku qabtay xaflad ay ku qalan jabinayeed ku dhawaad shan boqol oo arday kuwaasi oo ay barteen culuumta caafimaadka kuwaasi oo mudo u soo fadhiyeen sidii ay heerka maanta ay joogaan u soo gaari lahayeen.

Xafladda ayaa waxaa lagu marti qaaday mas’uulin ka tirsan maamulka koonfur galbeed soomaaliya qaar kamid ah maamuliyaasha iskuulada iyo jaamacadaha, bahda caafimaadka aqoonyano iyo waalidiinta ardada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here