Shir Looga hadlaayey Biyaha iyo Fayadhowrka Oo Lagu qabtay Baydhabo

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan oo inta badan diirada lagu saaray baahiyaha iyo xaaladaha ka taagan degmooyinkii dhawaan fatahaaduhu saameeyeen iyo sidii deg-deg wax looga qaban lahaa, loona xoojin lahaa wada shaqeynta ka dhaxeysa hay”addaha dowlada iyo kuwa gargaarka wada.

Waxaana kulanka si wada jir ah magalaada baydhabo uga qabtey wasaarada tamarta iyo kheyraadka biyaha konfur galbeed oo kaashaneysan Wash Cluster Soomalia .

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here