Imtixaanka ugu dambeeyay Simisterka Oo Ka Bilowday Jaamacada Koonfurta Soomaaliya

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardeyda Wax ka baratada jaamacada koonfurta soomaliya ee magalada baydhabo ayaa waxaa u bilowdey imtixaanka uga dambeeya ee semesterka Kaas oo ay u fariisateen dhamaan ardeyda kuliyadaha kala duwan.

Qaar ka mid ah ardeyda u fadhiisatey imtixaanka ayaa waxey sheegeen in ay si wanaagsan ay uga diyaar garoobeen galitaanka imtixaanka si wanaagsan uu uga Socodo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here