Kulan Looga hadlaayey Horumarinta Dadka Barakacayaasha Oo lagu qabtey Guriceel

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan u dhexeeyey Maamulka Degmada Guriceel, Horjoogyaasha Kaamamka ka dhisan halkaasi waxayna kawada hadleen hormarinta dadka Barakacayaasha ee ku jira Xeryaha oo ubaahan Waxbarasho,Caafimaad,Biyo iyo Koronto si nolosha ay kala mid noqdaan bulshada kale Ee ku nool Degmada.

Kulanka ayaa waxaa shir gudoominaayey Agaasimaha Arimaha Bulshada Degmada Guriceel Hassan Mahdi Geeddi waxay labada dhinac isla qaateen muhiimada ay leedahay in marwalba la garab taagnaado dadka nugur gaar ahaan kuwa barakac ku ah Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here