Barakacayaasha Degan kismaayo oo ka cabanaya dabaylo Xoogan

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bilaha koowaad iyo Labaad ee Sanadkan waxaa Xeebaha iyo deegaanada Jubada hoose ku dhufta dabeylo Xoogan oo saameeya isku socodka Doomaha u kala goosha Xeebaha ku yaala jubada hoose.

Magaalaada Kismaayo ayaa laga dareemayaa Saameynta dabeylaha , waxaana Saameynta ugu badan ay ku yeesheen Kaamamka ku yaalada qaar ka mid ah Xaafadaha kismaayo.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Adam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here