Dhismaha Xarunta Wasaarada Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda KG oo La Dhegax Dhigay.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruntan ayaa ka koobnaan doonta Xafiisyo, Hoolalka Shirarka ,waxaana loogu adeegi doonaa Bulshada KG gaar ahaan ka shaqeynta Horumarinta Kalluumeystada KG. Munaasabadda dhagax-dhigga waxaa ka soo qayb-galay Wasiiro, Xildhibaano iyo Agaasimayaal.

Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyeynta KG Dr Daahir Abdi Abdullahi oo ka hadlay Munaasabada ayaa sheegey in dhismaha Xarunta Kalluumeysiga ay muhiim u tahay Horumarinta Adeeg gaarsiinta Bulshada isagoo balan qaaday in ka wasaarad ahaan ay la socon doonaan inta uu dhismaha socdo

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here