Deeq Daawo ah Oo la gaarsiiyey Isbitaalka Degmada Ceeldheer.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda mareynta masiibooyinka qaranka soomaaliyeed ee Sodma ayaa deeq daawo ah waxaa ay gaarsiisay isbitaalka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, deeqdaan daawada ah ayaa ka koobneed qeybahooda kala duwan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here