Xoola Dhaqatada Galmudug Oo looga digay Isticmaalka Daawooyin qaldan.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha guud ee wasaaradda Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa ee dowlad goboleedka Galmudug mudane Dr Suleyman Mohamed Salah oo ka qeyb galayey Barnaamijka Horumarinta Wax soo saarka Beeraha iyo Xoolaha ayaa sheegay in ay jiraan xoolo dhaqato badan oo reer Galmudug ah oo dawooyinka xoolaha siqaldan u isticmaala.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug ayaa dhanka kale sheegay iney wasaaraddu degmooyinka Galmudug ka sameysay goobo laga heli karo dawooyinka xoolaha iyo dhaqatiir aqoon durugsan u leh Xanuunada Xoolaha ku dhaca.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here