Gudiga Gurmadka Fatahaadaha KG Oo Ka Shirey Wax ka qabashada Wadooyin Ku Burburey Shabeelaha Hoose.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey waxaa ka jirtey xaalad ku aadan in uu soo fatahay Webiga Shabeele kaas oo dhibaata xoogan u geystey Wadooyinka iyo Beeraha deeganada Gobolka ,waxayna saameyn adag ku yeelatey dadka deegaanka

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtey Kulan looga hadlaayey sidii wax loogu qaban lahaa dhibaatooyinka ka jira Shabeelaha gaar ahaan Buundada Qoryeeley oo la sheegey in ay go,dey taas oo ahayd mid isku xireysey Gobolada Baay Shabeelaha Hoose iyo Banaadir sidaa darteedna uu istaagi isku socodka dadka iyo Gaadidka si loogu hortago in saameynta arintaasi aysan meel adag gaarin.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here