Mashruuc qaliinno bilaash ah loogu fulinayo Carruurta Oo Laga Dah-Furey Magaalada Hargeysa

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda horumarinta Caafimaadka oo ka shaneysa hay’adda Qatar Charity iyo Indho gargaar ayaa dah furtay qaliino lacag la’aan ah oo loo sameynaayo Carruurta wadnaha ka xanuunsan iyadoona mudo afar maalmood oo saocon doonaan qaliinada ayaa loogu faa’ideyn doonaa carruur badan.

Munaasabadda mashruucaan lagu furaayay ayaa waxaa ka soo qeyb galay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka soomaaliland, mas’uulinta hay’adda Qatar Charity iyo dhaqaatiir ka tirsan Isbitaalka Indho gargaar.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here