Xulalka Banaadir iyo Jubaland oo galabta wada ciyaaraya.

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartanka Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir.ayaa galata waxaa isku wajihi doona kooxaha Banaadir iyo Jubaland

Kulankan ayaa kamid ah kulamada ugu adag ee tartankan.

Garoonka ayaa waxaa tagay daawadayaal badan oo kala tagaareya labada xul

Ciyaarta ayaa magaalada Muqdisho ka bilaaba doonta 3;00 kadib markii tartankan uu hakad galay maalmo kooban sababa la xiriira habka farsamo ee lagu xakameynayo taageerayaasha kuwaasi oo waxyeelo horay u gaarsiiyay ciyaartooy ka mid ah Koonfur galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here