Maamulka Xarunta Caafimaadka Buulajadiid Oo Ka warbixiyay Adeegyada Caafimaad ay bulshada siiyaan.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xarunta Caafimaadka buulajadiid ee magalada baydhabo waxaa ay ka Mid ah tahay xarumaha adeegyo caafimaad oo bilaash ah ay ka helaan Bulshada ku nool magalada baydhabo iyo degaanada hoosyimaada Gaar ahaan dadka danyarta ah eek u jira xerooyinka barakacaayaasha Ee duleedka magalada .

Adeegyada caafimaad ee laga hela xarunta ayaa ah kuwa ay bulshada Baaxi u qabaan wallow aanan laheyn goob bukaan jiifa ah balse ay Bukaanada si maalinla ah looga adeego.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here