Xaflad ay ku qalin jabinayaan Ardey Baratay Naxwaha iyo Luuqada Carabiga Oo Lagu qabtay Degmada Buulaburte.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhowaad 20 Ardey oo bartey 5shan Kitaab oo Naxwo Ah Iyo Luqada Carabiga ayaa waxaa xaflada Qalinjebin lah looga qabtey Degmada Buulaburte Ee Gobolka Hiiraan waxaana ka soo qeyb Galey Munasabada culmaawadiin maamuliyaal macalamiin waaladiin Ardeyda iyo Marti sharaf kale.

Qaar ka mid ah martadii ka soo qeyb gashey munaasabada qalinjebinta Aheyda ayaa Ardeyda iyo maamulkoodaba uga hamabiyey dedaalka iyo juxdiga ay geliyeen barasahada qeybo ka mid ah kutubyada diina ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here