Ardey Baratay Xifdinta Qur’aanka Oo Xaflad loogu qabtay Baydhabo.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah Ardeyda Wax ka barata madarasada xifdinta qur’aanka kariimka oo leh dugisga hoose dhaxe ee Dhaha ayaa xaflada qalinjebin ah looga qabtey ku dhowaad 32 ardey oo baratey xifdinta qur’aanka xarunta madarsada magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay

Waxaa munaasabada ka soo qeyb galey maamulka madarsada, macalamiin walaadiin, culimo iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here