Dib u dayactir Lagu Bilaabay Wadada isku xirta Degmada Aadan yabaal iyo Ceel Baraf

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa dib u dayacatir Balaaran lagu wadaa wadada isku xirta degmooyinka Ceelbaraf iyo Aadan yabaal ee gobolka shabellada dhaxe ,waxaana wadada si aad ah uga jira burbur xoogan taasi oo saameyn kala duwan ku yeeshey dadka iyo gadiidka ee u kala safra degmooyinka iyo degaanada hoosyimaada.

Wadadaan ayaa waxaa qeyb ka ahaa dadka mara safareyda u socoda gobolada isku xira mudug iyo galgaduud ayigoona tabasho ka muujiyey dhibaatada laga maro Marista wadadaan ayiga iyo Rakaabkooda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here