Isticmaalka badan Shaashadaha Xiliyada Habeenkii Oo looga digey Bulshada Baydhabo

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waqtiga dheer habeenkii iyo isticmaalka Aaladaha ka sameysan dhalooyinka ayaa dhaqaatiir ku xeel dheer daweynta indhaha ku sheegay inay yihiin waxyaabaha ugu badan ee xiligaani dhibaateya aragga Indhaha iyadoona iftiinkaasi uu yareynaayo dhacaankii loogu talagay in wax badan idhaha ka caawiyo caafimaadkooda.

Xarunta daaweynta iyo daryeelka Indhah Al-kheyraad Eye Center ee Magaalada Baydhabo ayaa sedaxdii bilood mar qabataa kambeyno lagu qabanaayo daaweynta iyo fiiqista indhaha kaasi oo ay xarunta soo xadiraan dad badan oo is kugu jira dhalinyaro iyo dad da’ ah madaama ay sabab kala duwan ugu dhacaan xanuunada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here