Kulan looga hadlayay wadashaqaynta maamulada degmooyinka Gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Matabaan

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay Amniga iyo wadashaqaynta maamulada degmooyinka Gobolka Hiiraan Kaasi oo ay ka soo qeyb galeen taliyaasha Booliska ee degmooyinka Baladweyne iyo Matabaan, maamulada degmooyinka Baladweyne, Matabaan iyo deeganada hoos yimaada, waxaana kulanka shir gudoominayay Guddoomiyaha gobolka Hiiraan.

Warkung Wliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here