Macalimiinta Dugsiyada Qur’aan-ka Oo Tababar uga Fumey Berbera

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddiga horumarinta dacwadda Al-kheyr ayaa magaalada Berbera ku qabatay tababarkii sedaxaad ee lagu baran doono culuumka kala duwan shareecada Diinta Islaamka, bilowga casharada ayaa laga dah furay Masjidka Salmaan binu Faaris ee magaalada Berbera.

Tababarkaan ayaa waxaa ka qeyb galay isku duwaha wasaaradda diinta iyo awqaafta gobolka Saaxil Sheekh Maxamed Axmed, guddiga Al-kheyri iyo mas’uulin kale oo ka socotay culumada gobolka Saaxil.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here