Tababar ku saabsan Horumarinta iyo kor u qaadista Tayada Wariyaasha Oo Baydhabo ka Furmey

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan socon doona Mudo Sedex Maalin ah ayaa lagu baran doonaa Horumarinta wariyaasha iyo kor u qaadista Tayada Saxaafada iyadoo ay ka faaideysan doonaa 35 wariye laga soo kala xuley qeybaha warbaahinta ka howl gasha Magaalada Baydhabo waxaana soo qaban qaabisey Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed Ee NOSOJ

Tababarkan inta uu socdo ayaa waxaaa lais dhaafsan doonaa afkaaro la xariira Horumarinta Warbaahinta maadama Saxaafadu ay u adeegto Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here